Dominika
Ka Wikipedia
Dominika waa wadanka jasiirad ah oo ku yaalo bariga badda Karabiya, Wadankaan waxoo ka koobanyahay jasiirado aad u yar yar oo aad u quxbadan.
[Wax ka bedel] Taariikh
jasiiradaan waxaa soo gumeestay markeeda hore ingriiska. waayadii hore waxaa intii ee yurubiyaanka imaanin waxaa degenaan jiray dad (Karab-indian) ah, isla markaas neh waxaa jasiirada lagu soo guray dad adooman oo afrikaan ah, si ee uga shaqeeyaan jasiirada. ajaanibta saaidka ah oo ku soo qul qushay jasiirada waxee la qabsadeen dhaqanka indianka ah. 1978ii wadanka waxoo helay xornimo.
Dalalka Woqooyiga Ameerika | ![]() |
---|---|
Antigua iyo Barbuda · Bahamas · Barbados · Belise · Banama · Dominika · El Salfador · Grenada · Guatemala · Haiti · Honduras · jamhuuriyadda Dominika · Jamayka · Kanada · Kosta Rika · Kuuba · Mareykanka · Meksiko · Nikaragua · St.kitts iyo Nevis · St. Lukia| · St. Finkent iyo Grenadines · Trinidad iyo Tobago · |