Suudaan
Jamhuuriyadda Suudaan (so) جمهورية السودان |
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
Qaarada | Afrika | |||||
Caasimada | Khartuum | |||||
Luuqada(ha) Looga hadlo | Carabi iyo Ingiriis | |||||
Dowlada | ||||||
- | Madaxweyne | Cumar Xasan Albashiir | ||||
- | madaxweyne ku xigeen | Salva Kiir Mayardit | ||||
- | Biyo (%) | 6 | ||||
Lacagta | suudaan Pound | |||||
Wakhtiga | Waqtiga Geeska Afrika +2 | |||||
Furaha debeda | +249 |
Jamhuuriyada Suudaan ee Carabta waxa la badaly magaicii hore ee suudaan kadib markii Koonfur Suudaan ay ka goday waqoogiyiga Suudaan, wadankani waxa uu ku yaalaa Woqooyiga Afrika. Waxaa soo gumeestay gumeestihii ingriiska. Wadanka Suudaan mar waxa uu ahaa wadanka ugu ween afrika, waxoona xuduud la leyahay wadamada Masar,Libya, Tchad, Itoobiya, , , Ereteriya, ].Wadanka Suudaan waxoo kala go'ay taariikhda marka ee ahayd 9 Luuliyo 2011, . Suudaan waxee markeeda hore xornimo ka heshay gumeestihii ingriiska sanadka marka oo ahaa 1956dii, isla markaas neh wadanka waxoo ku biiray QM,waxaana xukumada qaaday xukumad militari ah oo markaa rabtay in ee wadanka ku xukunto diinta islaamka. Sanadka marka oo ahaa 1972dii ilaa 1982 Suudaan waxaa ka socday dagaalka aduunka ugu foosha xun oona ugu dheer qaarada afrika. Dagaalkaas waxoo u dhaxeeyay waqooyiga Suudaan, oo ah meesha ee caasimada ku taalo, oona ah meesha ugu badan muslimiinta iyo Koonfurta suudaan oo ah meesha karishtaanka ugu badan oona leh saliid. labada qeebood waxee hishiis rasmi ah kala gaareen, taariikhda marka ee eheed 9ka Janaayo 2005ta.
Qoraalka gudaha oo kooban |
[Wax ka bedel] Taariikh
Suudaan waxee ka midtahay wadamada ugu horeeyay oo islaamka soo maray, gaar ahaan dhinaca saxaarada ee waqooyiga suudaan. wadanka waxaa soo galay Ajanabi carab ah, isla markaas neh ee ka midnoqdeen dadkii horay u degenaa jiray suudaan, waxeena diinta ku sii faafiyeen ilaa koonfurta suudaan.
[Wax ka bedel] Waqtigii Gumeesiga
sanadka marka oo ahaa 1820 ilaa 1822dii, dhul ka mid ah suudaan waxaa qabsaday wadanka Masar, isla markaas neh waxaa la sameeyay magaalada Khartuum. Sanadka marka oo ahaa 1881dii, waxaa dhashtay Maleeshiyada Mahdi, kuwaas oo ka soo horeejaday ama eediidanaayeen gumeestiyaashii masar iyo ingriiska. Maleeshiyadaas waxee sameesatay wadan u gooni ah, isla markaas neh waxee caasimad kadhigteen magaalada Omdurman. wadankaas waxoo jiray ilaa 1898dii, isla markaas neh waxaa qabsaday gumeestihii ingriiska oo ku guulestay dagaaladii ee kula jireen.
[Wax ka bedel] Dhaqaale
suudaan dhaqaaleheeda kor ayoo u socdaa ayada oo la ganacsato wadamada shiinaha, jabaan, sacuudi carabiya, imaaradaka carabta iyo masar. suudaan waxee soo saartaa saliid oo laga keeno koonfurta suudaan iyo shidaal. dahab iyo waxyaabo badan neh wee sameesaa, lacagta ee suudaan hesho 100kiiba 50 waxee ku baxdaa militari.
[Wax ka bedel] Shacabka
Suudaan waa wadan oo ajnabi aad u badan ku nool. waxaa lagu hadlaa luqado gaareeso ilaa 110 luqadood, dadka waxaa loo kala qeebiyay waqooyi oo ah meesha ee carabta iyo Nubianka degentahay iyo dhaxbartanka ilaa koonfurta neh waa dad wada ajnabi ah oo aad u kala duwan.
Dalalka Afrika | ![]() |
---|---|
Aljeeriya · Angola · Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika · Benin · Botswana · Burkina Faso · Burundi · Eratareya · Gaana · Gabon · Gambia · Guinea · Guinea-Bissau · Ikweetiga Guinea · Itoobiya · Jabuuti · Jad · Kab Ferde · Kamiruun · Kiinya · Komoros · Jamhuuriyadda Kongo · Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo · Koonfur Afrika · Lesotho · Liberia · Libiya · Maali · Madagaskar · Malaawi · Marooko · Masar · Mauritania · Mauritius · Musanbiig · Nambiya · Nayjar · Nayjeeriya · Ruwanda · Saambiya · Sao Tome iyo Prinsipe · Seyshelles · Sierra Leone · Simbaabwi · Sinigaal · Soomaaliya · Suudaan · Swasiland · Tansaaniya · Togo · Tunisiya · Xeebta Foolmaroodi · Yugandha |